Halkan ka eeg xidhmooyinka qiimaha iyo shuruudaha lacag bixinta ee SomApply.
Qiimaha caadiga ah ee halkii arday oo keli ah.
Haddii aad laba arday oo wada socda tihiin, waxaa helaysan qiimo dhimis 60$ ah, qofkiiba $150 USD.
Haddii aad ina taqaan ama Marhore aynu kuu adeegnay / ama aad taqaan qof naga mid ah oo tixraac kuu ah / ama aad TIKTOK naga soo raacday waxad helaysa qiimo dhimistan .